Day: August 2, 2022
-
England
Man City oo u weecanaysa daafaca bidix ee Anderlecht Sergio Gomez iyo halka ay marrayso xaaladda Marc Cucurella?
(Manchester) 02 Agoosto 2022. Manchester City ayaa Lagusoo warrayaa inay Anderlecht kala hadashay suurtogalnimada ay kula soo saxiixan karto daafaca bidix ee…
Read More » -
England
Premier League oo ugu danbayn isbadal ku sameeyay alaadda garsoor caawiyaha ee VAR
(London) 02 Agoosto 2022. Horyaalka Premier League ayaa qorsheynaya in uu isbeddel weyn ku sameeyo muuqaal caawiyaha garsooraha ee (VAR) si loo horumariyo hufnaanta…
Read More » -
England
Chelsea oo saxiixyada saddex xiddig muhiim ah ka dooneysa kooxda Inter Milan
(London) 02 Agoosto 2022. Macalinka kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa doonaya inuu xoojiyo safkiisa si uu isugu diyaariyo caqabadaha xilli…
Read More » -
England
Idrissa Gueye oo qarka u saran inuu ku laabto horyaalka Premier League
(Paris) 02 Agoosto 2022. Xiddiga reer Senegal iyo kooxda Paris Saint-Germain Idrissa Gueye ayaa ku dhow inuu ku laabto Everton si…
Read More » -
England
Liverpool oo qorsheeneysa inay mid ka mid ah xiddigaheeda ku abaal mariso heshiis cusub
(Liverpool) 02 Agoosto 2022. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa qorsheeneya inay qandaraas cusub ku abaalmariso xiddigeeda reer Portugal ee Diogo Jota,…
Read More » -
England
Chelsea oo doonaysa in ay afduubto bar-tilmaameedka Real Madrid iyo Barcelona
(London) 02 Agoosto 2022. Chelsea ayaa rajeyneysa inay dhameystirto saxiixa ciyaaryahanka tayada leh ee reer Brazil Endrick Felipe, ciyaaryahanka kooxda Palmeiras,…
Read More »