Month: August 2022
-
England
Liverpool oo guul soo laabasho dirqi ah ka heshay Newcastle oo marti ugu ahayd garoonka Anfield
(Liverpool) 31 Agoosto 2022. Liverpool ayaa guul soo laabasho dirqi ah ka heshay Newcastle oo marti ugu ahayd garoonka Anfield, kaddib…
Read More » -
England
Man City oo NUS DARSAN goolal ah ku xaaqday kooxda Nottingham Forest oo marti ugu ahayd garoonka Etihad
(Manchester) 31 Agoosto 2022. Man City ayaa si raaxo leh saddex dhibcood kaga qaadatay Nottingham Forest oo marti u ahayd, kaddib…
Read More » -
England
Arsenal oo wali ku dhaggan hoggaanka Premier League kaddib markii ay saddexda dhibcood ka heshay Aston Villa
(London) 31 Agoosto 2022. Arsenal ayaa wali ku dhaggan hoggaanka horyaalka Premier League kaddib markii ay guul soo laabasho oo 2-1…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Newcastle United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Liverpool) 31 Agoosto 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Newcastle United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Liverpool…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Nottingham Fores ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 31 Agoosto 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Nottingham Fores ee horyaalka Premier League ayaa la…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 31 Agoosto 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
RASMI: Wesley Fofana oo ku biiray Chelsea
(Yurub) 31 Agoosto 2022. Chelsea ayaa si rasmi ah maanta oo Arbaco ah u shaacisay inay dhameystirtay heshiiska daafaca reer France…
Read More » -
England
Kooxaha Manchester City iyo Chelsea oo laga soo diiday dalabkii ay ka gudbiyeen Joško Gvardiol
(Yurub) 31 Agoosto 2022. Sida wararku ay sheegayaan Kooxaha Ingiriiska ka wada dhisan ee Manchester City iyo Chelsea ayaa laga…
Read More » -
England
Horudhac: Liverpool vs Newcastle United… (Reds oo doonaysa inay caawa sii waddo xasuuqii ay u geysatay Bournemouth)
(Liverpool) 31 Agoosto 2022. Liverpool ayaa doonaysa inay sii wadato bandhiggeedii ugu dambeeyey ee Premier League kaddib markii ay sagaal…
Read More » -
England
Horudhac: Manchester City vs Nottingham Forest… (City oo indhaha ku haysa guusheedii labaad oo xiriir ah Premier League)
(Manchester) 31 Agoosto 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa indhaha ku haysa inay gaarto guusheedii labaad oo xiriir ah…
Read More »