Day: July 15, 2022
-
England
RASMI: Man City oo qandaraaska u kordhisay Riyad Mahrez
(Manchester) 15 Luulyo 2022. Manchester City ayaa maanta oo jimco ah ku dhawaaqday inay kordhisay qandaraaska xidigeeda reer Algeria ee Riyad Mahrez,…
Read More » -
England
RASMI: Man United oo ku dhawaaqday saxiixa Eriksen
(Manchester) 15 Luulyo 2022. Manchester United ayaa maanta oo Jimco ah ku dhawaaqday in ay heshiis beeca xurta ah kula soo wareegtay…
Read More » -
England
Georgina Rodriguez oo ka walwalsan hubanti la’aanta ku harreereysan mustaqbalka Ronaldo ee Man United
(Manchester) 15 Luulyo 2022. Cristiano Ronaldo Gacalisaddiisa Georgina Rodriguez ayaa Lagusoo warramayaa inay ka walaacsan mustaqbalka aan la hubin ee weeraryahanka reer…
Read More » -
England
“Ten Hag waxa uu wax weyn ka qabanayaa Man United” – De Gea
(Manchester) 15 Luulyo 2022. Goolhayaha kooxda Manchester United ee David de Gea ayaa sheegay in uu arkay waxyaabo aad u wanaagsan intii…
Read More » -
England
Zinchenko oo la filayo inuu dhammeystiro heshiiska uu ugu biirayo Arsenal
(Manchester) 15 Luulyo 2022. Oleksandr Zinchenko ayaa la filayaa in uu dhammaystiro ku biiristiisa Arsenal iyada oo dib u habeynta Manchester City…
Read More » -
England
Nkunko oo qof kasta kaga naxsaday go’aankiisa ku aadan mustaqbalkiisa RB Leipzig
(Leipzig) 15 Luulyo 2022. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer France iyo kooxda RB Leipzig Christopher Nkunku, ayaa sheegay in shaqadii uu u…
Read More » -
England
Fabrizio Romano oo xaqiijiyay in Chelsea ay go’aamisay heshiiskeedii labaad ee xagaagan
(London) 15 Luulyo 2022. Suxufiga arrimaha suuqa kala iibsiga aadka wax uga qora laguna qadariyo ee Fabrizio Romano ayaa xaqiijiyay in Chelsea…
Read More » -
England
De Jong oo kala hadlay saaxiibadiis arrimo ku saabsan mustaqbalkiisa Barcelona
(Barcelona) 15 Luulyo 2022. Xiddiga reer Holland iyo ee Frenkie de Jong ayaa kala hadlay saaxiibadiis arrimo ku saabsan mustaqbalkiisa kooxda…
Read More »