Day: July 14, 2022
-
England
Sidee buu u arkaa Mason Mount in Chelsea ay heshay saxiixa Raheem Sterling?
(London) 14 Luulyo 2022. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Chelsea Mason Mount ayaa qirtay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu ka garab…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Ousmane Dembele oo qandaraaska u kordhiyey Barcelona
(London) 14 Luulyo 2022. Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee reer France ayaa ugu dambeyntii go’aansaday inuu sii joogo Barcelona madaama uu…
Read More » -
England
Halyeey kooxda Chelsea ah oo sharaxay faa’iidooyinka heshiiska Raheem Sterling
(London) 14 Luulyo 2022. Halyeeyga Chelsea ee Joe Cole ayaa ammaanay heshiiska cusub ee kooxda Raheem Sterling, oo kaga soo wareegay Manchester…
Read More » -
England
Tuchel oo ka hadlay suurtagalnimada ay Chelsea kula saxiixan karto Ronaldo
(London) 14 Luulyo 2022. Tababaraha reer Jarmal ee Thomas Tuchel ayaa ka hadlay suurtogalnimada uu kula soo wareegi karo xiddiga Manchester United…
Read More » -
England
Man United oo ku dhow inay dhamaystirto heshiis laga filayay tan iyo bilowgii suuqa xagaagan
(Manchester) 14 Luulyo 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku dhow inay dhamaystirto heshiis laga filayay tan iyo bilowgii suuqa xagaaga.…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Raphinha kaddib markii uu si rasmi ah ugu biiray Barcelona??
(Barcelona) 14 Luulyo 2022. Xiddiga reer Brazil Raphinha ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay inuu ku biro Barcelona, isagoo xusay inuu…
Read More »