Day: July 13, 2022
-
England
De Jong oo u sheegay Man United inuu doonayo sii joogitaanka Barcelona
(Manchester) 13 Luulyo 2022. Manchester United ayaa dharbaaxo xun kala kulantay baacsiga Frenkie de Jong kaddib markii wiilka reer Holland…
Read More » -
England
RASMI: Chelsea oo ku dhawaaqday inay dhammeystirtay heshiiska Raheem Sterling
(London) 13 Luulyo 2022. Chelsea ayaa maanta oo Arbaca ah ku dhawaaqday inay si rasmi ah ula soo wareegtay xiddiga reer…
Read More » -
England
Sterling oo farriin qiiro leh ku macsalaameeyay Man City
(Manchester) 13 Luulyo 2022. Xiddiga heerka caalami ee dalka England Raheem Sterling ayaa macsalaameeyay kooxdiisa Manchester City, iyadoo Chelsea ay isku…
Read More » -
England
RASMI: Barcelona oo ku dhawaaqday saxiixa Raphinha
(Barcelona) 13 Luulyo 2022. Barcelona ayaa maanta oo Arbaca ah si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay heshiis la gaartay…
Read More » -
England
Luke Shaw oo si dadban u dhaleeceeyay macalimiintiisii hore ee kooxda Man United
(Manchester) 13 Luulyo 2022. Xiddiga Manchester United Luke Shaw ayaa si dadban u dhaleeceeyay macalimiintiisii hore ee kooxda, kaddib markii uu…
Read More » -
England
“Way tartami doonaan xilli ciyaareedka soo socda” – Klopp oo ammaanay awooda Chelsea
(Liverpool) 03 Luulyo 2022. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa amaanay awooda kooxda Chelsea, isagoo carabka ku adkeeyay inay awood…
Read More » -
England
Raphinha oo u safraya dalka Spain si uu u dhammeystiro ku biiristiisa kooxda Barcelona
(Barcelona) 03 Luulyo 2022. Suxufiga arrimaha suuqa kala iibsiga ciyaartoda sida aadka ah wax uga qora ee Fabrizio Romano, ayaa xaqiijiyay…
Read More » -
Aasiya
Muxuu ka yiri Klopp guuldarradii kooxdiisa Liverpool ka soo gaartay Man United?
(Bangkok) 13 Luulyo 2022. Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa sharaxay in kulanka saaxiibtinimo ee Manchester United laga yaabo inuu xilli…
Read More » -
Aasiya
Erik ten Hag oo farriin digniin ah u diray ciyaartoydiisa kaddib guushii ay ka gaareen Liverpool
(Bangkok) 13 Luulyo 2022. Tababaraha Manchester United ee Erik ten Hag ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay kooxdiisa kaddib markii…
Read More »