Day: July 12, 2022
-
England
Man United oo qorshaheedda ugu badan galin doonto in Ronaldo uu sii joogo kooxda
(Manchester) 12 Luulyo 2022. Mid ka mid ah sheekooyinka ugu waa weyn ee suuqa kala iibsiga xagaagan ilaa hadda ayaa ah…
Read More » -
England
Pogba oo shaaca ka qaaday sababta uu u doortay ku laabashada Juventus
(Turin) 12 Luulyo 2022. Paul Pogba ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay inuu dib ugu soo laabto kooxda Juventus,…
Read More » -
England
Leeds oo sugaysa dalabka rasmiga ah ee Barcelona kaga dooneyso Raphinha
(Leeds) 12 Luulyo 2022. Majaladda Marca ayaa kusoo warramayso inay Leeds sugeyso dalabka rasmiga ah ee Barca ka gudbin doonto Raphinha…
Read More » -
Horyaallada
Lewandowski oo la filayo inuu ka tago Bayern kuna biiro Barca isbuucaan, iyadoo kooxda Jarmalka ay baacsaneyso De Ligt
(Munich) 12 Luulyo 2022. Robert Lewandowski ayaa lagusoo warramayaa inuu ka tago Bayern Munich isla isbuucan iyadoo Barcelona ay diyaarineyso dalabkii…
Read More » -
England
RASMI: Man City oo heshiis waqti dheer ah ka saxiixatay mid ka mid ah xiddigaheeda ugu fiican
(Manchester) 12 Luulyo 2022. Manchester City ayaa maanta oo Talaado ah ku dhawaaqday inay cusbooneysiisay qandaraaska mid ka mid ah ciyaartoydeeda…
Read More » -
England
Manchester City oo ka saartay Riyad Mahrez damacii kooxda Paris Saint-Germain
(Manchester) 12 Luulyo 2022. Manchester City ayaa xiddigeeda Riyad Mahrez ka saartay damacii kooxda Paris Saint-Germain. Wargeyska Faransiiska ka soo baxa…
Read More » -
England
Maxaa ka cusub wararka Serge Gnabry la xiriirinaya inuu ku biirayo Chelsea??
(Munich) 12 Luulyo 2022. Shabakada Sky Sports ee dalka Germany ayaa xalisay murankii ka taagnaa suurtogalnimada uu xiddiga garabka ugu ciyaara…
Read More » -
Germany
Tallaabo cusub oo Lewandowski u soo dhawaynaysa inuu ku biiro Barcelona
(Barcelona) 12 Luulyo 2022. Wargeyska Sport ee dalka Spain ayaa daaha ka qaaday tallaabo cusub oo u soo dhaweyneysa xiddiga reer…
Read More »