Day: July 11, 2022
-
England
RASMI: Juventus oo ku dhawaaqday saxiixa Pogba
(Manchester) 11 Luulyo 2022. Kooxda reer Talyaani ee Juventus ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay la soo wareegtay xiddiga reer…
Read More » -
England
Ten Hag oo go’aamiyay kantanka kooxda Man United ee xilli ciyaareedka soo socda
(Manchester) 11 Luulyo 2022. Ten Hag ayaa si cad u sheegay in Ronaldo wali ku jiro qorshihiisa, xilli uu tilmaamay in…
Read More » -
England
Xavi Hernandez oo qosrheynaya inuu si deg deg ah u go’aamiyo masiirka De Jong
(Barcelona) 11 Luulyo 2022. Tababaraha Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa damacsan inuu xaliyo masiirka ciyaaryahanka reer Holland ee Frenkie de Jong,…
Read More » -
England
Raheem Sterling oo tijaabada caafimaad u maray kooxda Chelsea
(London) 11 Luulyo 2022. Xiddiga Manchester City ee Raheem Sterling ayaa ka gudbay tijaabada caafimaadka ee kooxda Chelsea, isagoo isku diyaarinaya…
Read More » -
Horyaallada
Ousmane Dembélé oo gaaray Barcelona si uu u cusbooneysiiyo qandaraaskiisa kooxda
(Barcelona) 11 Luulyo 2022. Xiddiga heerka caalami xulka qaranka France ee Ousmane Dembélé ayaa ku dhow inuu qandaraaska u cusbooneysiiyo…
Read More » -
France
Di María oo sharraxay sababta uu u doortay inuu ku biiro Juventus
(Turin) 11 Luulyo 2022. Xiddiga reer Argentine Angel Di Maria ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay u dhaqaaqista Juventus. Dhinaca…
Read More »