Day: July 8, 2022
-
Afrika
CIID WANAAGSAN: Gool FM oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasabadda Ciidul Adxaa
(Muqdisho) 08 Luulyo 2022 – Qorayaasha, shaqaalaha iyo dhammaanba howl-wadeenka goofm.net waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa u dirayaan dhammaan…
Read More » -
France
RASMI: Juventus oo ku dhawaaqday saxiixa Ángel Di María
(Turin) 08 Luulyo 2022. Juventus ayaa si rasmi ah u shaacisay, sidii la filayey, in xiddiga heerka caalami ee dalka Argentina…
Read More » -
England
Chelsea oo isku diyaarinaysa in ay qaado ololihii ugu dambeyay ay ku doneyso saxiixa Jules Kounde
(London) 08 Luulyo 2022. Chelsea ayaa isku diyaarinaysa in ay qaado weerarkii ugu dambeeyay ee ay ku doonayso daafaca dhexe ee…
Read More » -
England
RASMI: Jack Wilshere oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay kubadda cagta
(London) 08 Luulyo 2022. Ciyaaryahankii hore ee Arsenal ee Jack Wilshere ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha kubadda cagta isagoo…
Read More » -
Horyaallada
Luka jovic oo u duulay Italy si uu u dhamaystiro ku biiristiisa joogtada ah ee Fiorentina
(Madrid) 08 Luulyo 2022. Weeraryahanka Real Madrid ee Luka Jovic ayaa u duulaya Florence si uu u dhamaystiro heshiiska joogtada…
Read More » -
France
PSG oo qorsheyneysa inay Lewandowski ka afduubato Barcelona
(Paris) 08 Luulyo 2022. Shabakada Foot Mercato ayaa ku warantay in kooxda reer France ee Paris Saint-Germain ay raadinayso saxiixa xiddiga…
Read More » -
England
Gabriel Jesus oo ka sheekeeyay sababihii uu ugu biiray Arsenal kaddib markii uu ka tagay Man City
(London) 08 Luulyo 2022. Laacibka reer Brazil ee Gabriel Jesus, ayaa soo bandhigay sababihii uu ugu biiray Arsenal, kaddib markii…
Read More » -
England
Van der Vaart oo u dooray De Ligt kooxda ku haboon inuu ku biiro haddii uu ka tago Juventus… (Ma Chelsea mise Bayern Munich?)
(Turin) 08 Luulyo 2022. Halyeeyga kooxda Tottenham Hotspur ee Rafael van der Vaart ayaa ugu baaqay xiddiga heerka caalami ee dalka…
Read More » -
England
Ribéry oo u bishaareeyay Mane kahor inta uusan bilaabin xirfadiisa shaqo ee kooxda Bayern
(Munich) 08 Luulyo 2022. Halyeyga Bayern Munich ee Franck Ribéry ayaa ka hadlay ku biirista Sadio Mane ee kooxda Bavarian-ka,…
Read More » -
France
Di Maria oo gaaray magaalada Turin si uu isugu diyaariyo ku biiristiisa Juventus
(Turin) 08 Luulyo 2022. Xiddiga reer Argentina Angel Di Maria ayaa gaaray magaalada Turin ee dalka Talyaaniga, isagoo isku diyaarinaya inuu…
Read More »