Day: July 6, 2022
-
Horyaallada
RASMI: Atletico Madrid oo ku dhawaaqday saxiixa Axel Witsel
(Madrid) 06 Luulyo 2022. Kooxda reer Spain ee Atletico Madrid ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay la soo wareegtay xiddiga…
Read More » -
England
Laporta oo inta lagu guda jiray xafladda soo dhaweynta Franck Kessie ka hadlay mustaqbalka De Jong
(Barcelona) 06 Luulyo 2022. Madaxwaynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa soo dhawayn u sameeyay sidoo kale ka hadlay mustaqbalka Frank…
Read More » -
Horyaallada
Zlatan Ibrahimovic oo go’aan ka gaaray mustaqbalkiisa kooxda AC Milan
(Milano) 06 Luulyo 2022. Zlatan Ibrahimovic ayaa go’aansaday inuu qandaraaska u kordhiyo Milan ilaa xagaaga 2023 sida uu kusoo warramayo Fabrizio…
Read More » -
England
Man United oo lagu dhaleeceeyay bixitaanka Ronaldo
(Manchester) 06 Luulyo 2022. Manchester United ayaa dhaleecayno faro badan loo jeediyay kafdib markii ay tixgaliyeen suurtogalnimada uu Cristiano Ronaldo…
Read More » -
England
Halyeey Chelsea ah oo muujiyay saxiixa faa’iido badan ugu jirto Blues… (Ma Ronaldo, Sterling, mise Neymar?)
(London) 06 Luulyo 2022. Halyeeyga Chelsea ee Jason Cundy ayaa muujiyay fikirkiisa ah saxiixa faa’iido badan ugu jirto Blues, wuxuuna sheegay…
Read More » -
England
Pogba oo qarka u saaran inuu dib ugu laabto Juventus… (Xilliga uu tijaabada caafimaad marayo oo la ogaaday)
(Manchester) 06 Luulyo 2022. Paul Pogba ayaa lagu soo warramayaa inuu kudhow yahay inuu Juventus si bilaash ah ugu biiro,…
Read More »