Day: July 3, 2022
-
Germany
“Waxaan u mahadcelineynaa Lewandowski rabitaankiisa ah inuu u dhaqaaqo Barcelona” – Joan Laporta
(Barcelona) 03 Luulyo 2022. Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay rabitaanka xiddiga reer Poland iyo…
Read More » -
England
Bernardo Silva oo cadeeyay go’aankiisa ku aadan u dhaqaaqista Barcelona
(Manchester) 03 Luulyo 2022. Wargeyska Sport ee dalka Spain ayaa xaqiijiyay markale rabitaanka ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Portugal ee Bernardo…
Read More » -
England
Sterling oo Man City ku qasbaya in Real Madrid ay la gasho loolan dhanka suuqa ah
(Manchester) 03 Luulyo 2022. Ciyaaryahanka kooxda Manchester City ee Raheem Sterling ayaa ku qasbay maamulka kooxda inay loolan toos ah la…
Read More » -
England
Fabrizio Romano oo shaaca ka qaaday go’aanka Man United ee ku saabsan fikradda bixitaanka Ronaldo
(Manchester) 03 Luulyo 2022. Fabrizio Romano ayaa shaaca ka qaaday go’aanka Manchester United ee ku saabsan fikradda ah in Cristiano Ronaldo…
Read More » -
England
Ian Rush oo shaaca ka qaaday doorkii uu ku lahaa ku qancinta Salah in uu sii joogo Liverpool
(Liverpool) 03 Luulyo 2022. Halyeeyga kooxda Liverpool ee Ian Rush ayaa shaaca ka qaaday doorkii uu ku lahaa ku qancinta xiddiga…
Read More »