Day: July 1, 2022
-
England
Arsenal oo xaqiijisay in Matteo Guendouzi uu si joogto ah ugu biiray Marseille
(London) 01 Luulyo 2022. Bixitaanka Guendouzi ee Arsenal ayaa la xaqiijiyay iyadoo Marseille ay heshiiska ku-dhammaystirtay 10.5 milyan euro. Kooxda Ligue…
Read More » -
England
RASMI: Liverpool oo qandaraaska u kordhisay Mohamed Salah
(Liverpool) 01 Luulyo 2022. Liverpool ayaa maanta oo jimco si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay qandaraaska u kordhisay xiddigeeda reer…
Read More » -
England
Fernandes oo shaaca ka qaaday hammiga Ronaldo ee mustaqbalkiisa Man United
(Manchester) 01 Luulyo 2022. Bruno Fernandes ayaa shaaca ka qaaday hamiga uu xiddiga ay isku wadanka ka soo wada jeedaan ee…
Read More » -
England
RASMI: Tottenham oo ku dhawaaqday saxiixa Richarlison
(London) 01 Luulyo 2022. Kooxda Tottenham Hotspur ayaa saaka oo jimco ah si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa xiddiga heerka…
Read More » -
England
AC Milan oo wadahadalo adag kula jirta Chelsea si ay kaga hesho Hakim Ziyech
(Milano) 01 Luulyo 2022. AC Milan ayaa bilowday wadahadalo ay heshiis amaah ah kula soo saxiixaneyso xiddiga garabka uga ciyaara…
Read More » -
England
Man United oo aad ugu dhow inay la soo wareegto xiddig ka tirsan Ajax
(Manchester) 01 Luulyo 2022. Wargeyska “Daily Mail” ee dalka England ayaa sheegay in maamulka Manchester United ay aad ugu dhow…
Read More » -
France
Laacib hore Real Madrid ah oo shaaca ka qaaday sir xiiso leh oo ku saabsan Mbappé
(Paris) 01 Luulyo 2022. Xidigii hore Real Madrid ee Jesé ayaa shaaca ka qaaday sir xiiso leh oo ku saabsan…
Read More »