Month: July 2022
-
England
Manchester United oo khasnadeeda u jabisay saxiixa Frenkie de Jong
(Manchester) 31 luulyo 2022. Manchester United ayaa dooneysa inay jabiso khasnadeeda si ay u hesho saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer…
Read More » -
England
WARBIXIN: Waa kuwee SHANTA Ciyaaryahan ee heer caalami ah kuwaas oo qaata mushaaraad kayar midka Jesse Lingard?
(England) 31 luulyo 2022. Jesse Lingard waxa uu ka tagay Manchester United si xor ah horaantii xagaagan ka dib markii uu dhacay Qandaraaskiisa.…
Read More » -
England
Ten Hag oo u sheegay taageerayaasha Man United war wanaagsan oo ku saabsan Ronaldo
(Manchester) 31 luulyo 2022. Tababaraha Manchester United Erik ten Hag ayaa jamaahiirta kooxdiisa u sheegay war farxad leh oo ku saabsan…
Read More » -
England
Guardiola oo hambalyo u diray Liverpool kaddib markii ay ku guuleysteen Koobka FA Community Shield
(Leicester) 31 luulyo 2022. Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa u hambalyeeyay kooxda Liverpool oo xalay kaga guuleysatay koobka FA…
Read More » -
England
Sidee ayuu Klopp uga hadlay guushii Liverpool ay ka gaartay Man City?
(Leicester) 31 luulyo 2022. Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dareenkiisa kaddib markii kooxdiisa loo caleemo saaray koobka…
Read More » -
England
Liverpool oo garaacday Manchester City, kuna guuleysatay Koobka FA Community Shield
(Leicester) 30 luulyo 2022. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku guuleystay koobka FA Community Shield, kaddib markii ay 3-1 ku garaacday…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Man City ee koobka Community Shield oo la shaaciyey
(Leicester) 30 luulyo 2022. Waxaa caawa oo Sabti ah la daah furayaa xilli ciyaareedka cusub 2022/25 ee kubadda cagta England, iyada…
Read More » -
England
Kooxaha Arsenal iyo Sevilla oo maamuusay xiddigoodii geeriyooday ee Jose Antonio Reyes
(London) 30 luulyo 2022. Reyes, oo u soo ciyaaray labada naadi intii uu ku guda jiray xirfad ciyaareed oo soo jirtay…
Read More » -
England
Man United oo bedelka De Jong ka dooneysa kooxda reer Talyaani ee Napoli
(Manchester) 30 luulyo 2022. Shabakada Sport Witness ayaa shaacisay in Manchester United ay sare u qaadi doonto xiisaha ay u qabto…
Read More » -
Germany
“Waxaa jiray been badan oo la iga faafiyay” – Lewandowski oo weeraray Bayern
(Munich) 30 luulyo 2022. Weeraryahanka reer Poland ee Robert Lewandowski ayaa ka hadlay ka tagistiisa Bayern Munich iyo imaanshihiisa Barcelona, wuxuuna…
Read More »