Day: June 29, 2022
-
England
Yaya Touré oo magacaabay xiddig u qalma inuu mar uun ku guuleysto Ballon d’Or
(Munich) 29 Juun 2022. Xiddigii hore ee kooxaha Manchester City iyo Barcelona ee Yaya Toure ayaa falanqeeyay heshiiska uu Sadio Mane…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Darren Bent heshiiska uu De Jong ugu biirayo Manchester United??
(Manchester) 29 Juun 2022. Halyeyga Premier League-ga ee Darren Bent, ayaa muujiyay sida uu ula yaabay rabitaanka Barcelona ee ah…
Read More » -
England
Paul Merson oo uga digay Erik ten Hag qalalaasaha kooxda Man United
(Manchester) 29 Juun 2022. Halyeeyga Arsenal ee Paul Merson ayaa uga digay tababaraha reer Holland iyo kooxda Manchester United ee…
Read More » -
England
Arsenal oo soo cusbooneysiisay xiisaha ay u qabto xiddig ka tirsan Real Madrid
(London) 29 Juun 2022. Wargayska AS ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in xiddiga Real Madrid iyo xulka qaranka…
Read More » -
Germany
Barcelona oo go’aamisay qiimaha dalabkeeda ugu dambeeya ay kaga iibsaneyso Lewandowski
(Barcelona) 29 Juun 2022. Barcelona ayaa muujisay xiisaha ay u qabto adeega Robert Lewandowski, laakiin ku adkaysiga Bayern Munich ee ku…
Read More » -
England
Halyeey Man City ah oo ka hadlay suurtogalnimada uu Sterling ugu dhaqaaqi karo Chelsea
(Manchester) 29 Juun 2022. Goolhayihii hore ee Manchester City Shay Given ayaa ka hadlay suurtogalnimada uu xiddiga reer England ee…
Read More »