Day: June 25, 2022
-
England
Kooxaha Man United iyo Barcelona oo qarka u saran inay ka heshiiyaan saxiixa De Jong
(Manchester) 25 Juun 2022. Sida uu daabacay wargeyska Sport ee dalka Spain kooxda Manchester United ayaa ku dhow inay heshiis kama…
Read More » -
England
Kooxaha Arsenal iyo Manchester City oo ka heshiiyay saxiixa Gabriel Jesus
(London) 25 Juun 2022. Saraakiisha Arsenal ayaa heshiis rasmi ah la gaaray Manchester City si ay ula soo saxiixdaan weeraryahanka…
Read More » -
England
Leeds United oo iska diiday dalbka Arsenal ee Raphinha
(Leeds) 25 Juun 2022. Kooxda kubadda cagta ee Leeds United ayaa iska diiday dalab kaga yimid kooxda ku ciyaarta garoonka…
Read More » -
England
Hakim Ziyech oo markale lala xiririnayo ku biirista kooxda AC Milan
(Milan) 25 Juun 2022. Xiddiga reer Morocco iyo kooxda Chelsea ee Hakim Ziyech, ayaa markale dib lala xiririnayaa naadiga AC Milan…
Read More » -
England
Gary Neville oo ku dhaleeceeyay maamulka Man United sababa la xiriira Eriksen
(Manchester) 25 Juun 2022. Halyeeyga reer England ee Gary Neville ayaa ku dhaleeceeyay maamulka Manchester United dagaalka ay ugu jiraan sidii…
Read More » -
Horyaallada
Ousmane Dembélé oo la shaaciyay go’aankiisa uga dambeeya ee ku aadan mustaqbalkiisa Barcelona
(Barcelona) 25 Juun 2022. Wargayska Mundo Deportivo ayaa xaqiijiyay in xiddiga reer France ee Ousmane Dembélé uu qarka u saaran yahay…
Read More » -
England
Halyeeyga Man City ee Trevor Sinclair oo sheegay sababta uu Mane kaga tagay Liverpool
(Manchester) 25 Juun 2022. Halyeeyga Manchester City ee Trevor Sinclair ayaa shaaca ka qaaday in xiddiga reer Senegal ee Sadio Mane,…
Read More »