Day: June 19, 2022
-
France
Zidane oo ka baxay aamusnaanta xilli adeegiisa ay xiiseeneyso PSG
(Paris) 19 Juun 2022.Tababarihii hore kooxda ee Real Madrid Zinedine Zidane ayaa jebiyey aamusnaanta kaddib markii uu ka hadlay mustaqbalkiisa…
Read More » -
England
Chelsea oo sugaysa in Lukaku uu u dhaqaaqo Inter si ay u bartilmaameedsato xiddig ka tirsan Man City
(London) 19 Juun 2022. Wargayska The Mirror ee ka soo baxa Ingiriiska ayaa sheegay in Chelsea ay doonayso in ay la…
Read More » -
England
Chelsea iyo Man United oo isha ku haya xaallada Milinkovic-Savic
(England) 19 Juun 2022. Sida laga soo xigtay wargeysyada, kooxaha Manchester United iyo Chelsea, iyo Newcastle United, ayaa xiiseynaya saxiixa ciyaaryahanka…
Read More » -
England
“Ronaldo waxa uu dhibaato kala kulmi doonaa Ten Hag” – Paul Merson
(Manchester) 19 Juun 2022. Halyeeyga Arsenal ee Paul Merson ayaa ka hadlay xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo, wuxuuna xaqiijiyay inuu…
Read More » -
England
Dean Saunders oo uga digay Mane inuu ku biiro Bayern Munich
(Liverpool) 19 Juun 2022. Halyeeyga Liverpool Dean Saunders ayaa uga digay xiddiga reer Senegal ee Sadio Mane, inuu ku biiro kooxda…
Read More » -
England
Halyeey Man United ah oo qeexay aasaaska guusha ee tababare Erik ten Hag
(Manchester) 19 Juun 2022. Halyeeyga Manchester United Teddy Sheringham ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay xoojinta kooxda ee inta lagu guda…
Read More »