Day: June 16, 2022
-
England
Gary Neville oo uga digay Ten Hag suuqa kala iibsiga ee kooxda Manchester United
(Manchester) 16 Juun 2022. Halyeeyga Manchester United ee Gary Neville ayaa uga digay tababaraha reer Holland Eric Ten Hag dhaqdhaqaaq…
Read More » -
England
RASMI: Jadwalka horyaalka Premier League oo la soo saaray & Kulammada toddobaadka koowaad oo xiiso gaar ah leh
(England) 16 Juun 2022. Maamulka horyaalka Ingiriiska ayaa soo saaray isku aadka horyaalka Premier League fasal ciyaareedka 2022-23, iyadoo kooxda horyaalka…
Read More » -
England
Barcelona oo damacsan inay la saxiixato bar-tilmaameedka ugu weyn Chelsea ee xagaagan
(Barcelona) 16 Juun 2022. Wargeysyada Spain ayaa sheegay in Barcelona ay ku sii jeedo saxiixa daafaca reer France ee Jules…
Read More » -
Horyaallada
“Saddexdan ciyaartoy ayaa isbeddel ku sameeyay Real Madrid” – Tchouameni
(Madrid) 16 Juun 2022. Laacibka cusub ee Real Madrid, Aurélien Tchouameni, ayaa xaqiijiyay in kooxda boqortooyada ay heysato ciyaartoyda ugu fiican…
Read More » -
England
Man United iyo Chelsea oo ku daggaalayama saxiixa xiddig ka ciyaara horyaalka Serie A
(England) 16 Juun 2022. Kooxaha Manchester United iyo Chelsea ayaa si xoogan ugu daggaalayama saxiixa xiddig ka ciyaara horyaalka Talyaaniga.…
Read More » -
England
Kalvin Phillips oo dhinac u riday mustaqbalkiisa Leeds United & wararka la xiriirinaya Man City
(Leeds) 16 Juun 2022. Manchester City ayaa muujisay xiisaha ay u qabto adeega ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Leeds United ee Kalvin…
Read More » -
England
Chelsea oo Lukaku u adeegsanaysa saxiixa xiddig ka tirsan Inter Milan
(London) 16 Juun 2022. Chelsea ayaa raadineysa adeega ciyaaryahan ka tirsan kooxda Inter Milan, inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga…
Read More »