Day: May 30, 2022
-
Champ' League
“Benzema wuxuu u qalmaa Ballon d’Or… Lewandowski ma ahayn kii ugu fiicnaa 2021” – Messi
(Paris) 30 Maajo 2022. Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Lionel Messi ayaa u doortay weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema…
Read More » -
England
RASMI: Todd Boehly iyo Clearlake Capital oo gacanta ku dhigay milkiyada Chelsea
(London) 30 Maajo 2022. Kooxda reer England ee Chelsea ayaa ku dhawaaqday in labada shaqsi ee Todd Boehly iyo Clearlake Capital…
Read More » -
England
Ivan Perisic oo ku sugan Magaalada London si uu tijaabada caafimaadka ugu maro Kooxda…
(London) 30 Maajo 2022. Waxaa la soo warinayaa in Ivan Perisic uu ku sugan yahay Magaalada London si uu tijaabada…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Real Madrid oo heshiis cusub iyo mushahar kordhin ku abaal-marinaysa Vinicius Junior
(Madrid) 30 Maajo 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayso inay heshiis cusub oo…
Read More » -
England
Evra oo u diray Ten Hag digniin ku saabsan saxiixyada cusub ee Man United
(Manchester) 30 Maajo 2022. Tababarihii hore ee Ajax ayaa gacanta kula jira shaqo aad u adag si uu u xalliyo qaska…
Read More » -
England
Pau Torres oo ka hadlay mustaqbalkiisa, xilli lala xiriirinayo kooxda Man United
(Manchester) 30 Maajo 2022. Daafaca Villarreal Pau Torres ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa xilli ay soo baxayeen warar sheegaya in uu…
Read More » -
England
RASMI: Ralf Rangnick oo ka tagay Manchester United
(Manchester) 30 Maajo 2022. Ralf Rangnick ayaa ka tagay Manchester United, iyadoo tababarihii hore ee ku meel gaarka ahaa uu…
Read More » -
England
Gerrard oo farriin u diray Mane oo si weyn lala xiriirinayo inuu ka tagayo Liverpool
(Liverpool) 30 Maajo 2022. Kabtankii hore ee Liverpool, haatanna ah tababaraha Aston Villa ee Steven Gerrard, ayaa shaaca ka qaaday fikirkiisa…
Read More » -
England
“Xavi waxa uu ku dabaqi doonaa Barcelona khibrada Klopp iyo Guardiola” – Fàbregas
(Barcelona) 30 Maajo 2022. Ciyaaryahankii hore ee Barcelona Cesc Fàbregas ayaa muujiyay fikirkiisa in tababare Xavi Hernandez uu isbedel weyn ku…
Read More »