Day: May 29, 2022
-
Champ' League
Thierry Henry oo ka codsaday France Football inay xirto cod-bixinta Ballon d’Or
(Paris) 29 Maajo 2022. Halyeyga reer France ee Thierry Henry ayaa ka codsaday majaladda caanka ah ee France Football inay xirto…
Read More » -
Germany
Lewandowski oo xaqiijiyay ka tagistiisa Bayern Munich & suurtogalnimada uu ugu dhaqaaqi karo Barcelona
(Munich) 29 Maajo 2022. Weeraryahanka reer Poland ee Robert Lewandowski ayaa ku celiyay rabitaankiisa ah inuu ka tago Bayern Munich,…
Read More » -
Champ' League
Goolhaye Thibaut Courtois oo hoggaaminaya kooxda xilli ciyaareedka ee UEFA Champions League… (Lewy & Salah oo ku jira)
(Yurub) 29 Maajo 2022. Goolhayaha kooxda Real Madrid ee Thibaut Courtois ayaa hoggaaminaya shaxda xilli ciyaareedka ee UEFA Champions League,…
Read More » -
Horyaallada
Luka Modric oo ogolaaday inuu heshiiska u kordhiyo Kooxdiisa Real Madrid… (Imise ayuu saxiixi doonaa?)
(Madrid) 29 Maajo 2022. Luka Modric iyo Real Madrid ayaa heshiis rasmi ah wada gaaray, xiddiga reer Croatia ayaana kooxda…
Read More » -
Champ' League
“Halkee lagu qabanayaa xilli ciyaareedka dambe Champions League? Istanbul miyaa? Hoteel ka sii kireeya” – Klopp
(Liverpool) 29 Maajo 2022. Macallinka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ballanqaad cajiib ah u sameeyey Taageerayaasha naadiga…
Read More » -
Champ' League
Waxqabadkii kal ciyaareedkan ee Karim Benzema oo la saadaalinayo inuu yahay kan ugu cad-cad ee ku guuleysan doona sanadkan Abaal-marinta Ballon d’Or
(Madrid) 29 Maajo 2022. Guushii xalay ee Real Madrid final-ka Champions League ayaa la warinayaa in Karim Benzema ay u…
Read More » -
Champ' League
Marcelo oo xaqiijiyey inuu ka tagayo kooxda Real Madrid kaddib markii uu kula guuleystay 25 koob
(Madrid) 29 Maajo 2022. Xiddiga reer Brazil ee Marcelo ayaa xaqiijiyey inuu ka tagayo kooxda Real Madrid xilli ciyaareedkan. Daafacan…
Read More » -
England
Sadio Mane oo go’aanka mustaqbalkiisa Liverpool xalay la wadaagay xiddigaha ay isku kooxda yihiin… (Miyuu tagayaa?)
(Liverpool) 29 Maajo 2022. Xiddiga gabarka uga ciyaara kooxda Liverpool ee Sadio Mane ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aan mustaqbalkiisa…
Read More »