Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid ee finalka Champions League oo la shaaciyey

(Paris) 28 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid ee finalka Champions League ayaa la shaaciyey.

Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid ayaa caawa oo Sabti ah taariikhdana ku beegantahay 28-ka May isku wajihi doona finalka tartanka ugu xiisaha badan heer kooxeed ee UEFA Champions League.

Liverpool ayaa soo garaacday Villarreal si ay ugu soo baxdo ciyaarta finalka, halka Real Madrid ay ku guulaysatay in Manchester City soo laabasho taariikhi ah kaga soo baxdo.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Liverpool XI: Alisson; Alexander-Arnold, Konate, Van Dijk, Robertson; Henderson, Fabinho, Thiago; Salah, Mane, Luis Díaz.

Real Madrid XI: Courtois; Carvajal, Militao, Alaba, Mendy; Casemiro, Kroos, Modric, Valverde; Vinicius Junior. Benzema.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close