Day: May 26, 2022
-
Champ' League
Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka finalka Champions League
(Madrid) 26 Maajo 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka finalka Champions…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxda Liverpool oo Bas dusha sare ka furan ku dabaal-degi doonta xitaa haddii laga badiyo final-ka UEFA Champions League
(Liverpool) 26 Maajo 2022. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku dhawaaqday in dhoolatus dabaal-dag ah lagu sameyn doono Waddooyinka Magaalada…
Read More » -
England
Arsenal oo wadahadallo la furatay Weeraryahanka Kooxda Manchester CIty ee Gabriel Jesus
(London) 26 Maajo 2022. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay wadahadallo la bilowday Weeraryahanka Manchester City ee…
Read More » -
Ameerika
VIDEO: Weeraryahanka ku soo wajahan Manchester City ee Julian Alvarez oo xalay dhalay lix gool dhaliyey!
(Buenos Aires) 26 Maajo 2022. Weeraryahanka ku soo wajahan kooxda Manchester City ee Julian Alvarez ayaa xalay dadka ka yaabsaday markii…
Read More » -
Germany
Bayern Munich oo ku biirtay daggaalka loogu jiro saxiixa xiddig muhiim ka ah Barcelona
(Munich) 26 Maajo 2022. Warbixinada saxaafada Spain ayaa shaaca ka qaaday xiisaha ay Bayern Munich u qabto saxiixa da’ayarka khadka dhexe…
Read More » -
Champ' League
Liverpool oo war farxad leh heshay ka hor kulanka Real Madrid ee finalka Champions League
(Liverpool) 26 Maajo 2022. Kooxda Liverpool ayaa heleysa war farxad leh kahor kulanka finalka Champions League ay ku wajahayaan Real…
Read More » -
England
Rashford oo shaaca ka qaaday go’aankiisa ku aaddan u dhaqaaqida Bayern Munich
(Manchester) 26 Maajo 2022. Bayern Munich ayaa soo bandhigtay xiisaha ay u qabto adeega ciyaaryahanka reer England Marcus Rashford, kaasoo guulo…
Read More » -
Horyaallada
Muxuu ka yiri Mourinho kaddib markii Roma ay ku guuleysatay koobka Conference League?
(Yurub) 26 Maajo 2022. Tababaraha kooxda Talyaaniga ee Roma ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay dareenkiisa kaddib ku guuleysigoodii koobka Europa…
Read More »