Day: May 25, 2022
-
Italy
Roma oo loo caleemo saaray koobka Europa Conference League kaddib markii ay ka adkaatay kooxda Feyenoord
(Yurub) 25 Maajo 2022. Roma ayaa loo caleemo saaray koobka Europa Conference League kaddib markii ay kaga adkaadeen kooxda Feyenoord…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Benzema oo ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee kooxda Real Madrid
(Madrid) 25 Maajo 2022. Real Madrid ayaa ku dhawaaqay ciyaaryahanka ku guuleysatay abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa kooxda inta lagu jiray…
Read More » -
Champ' League
“Kulanka Real Madrid ma ahan mid aargoosi ah” – Sadio Mane
(Liverpool) 25 Maajo 2022. Xiddiga reer Senegal iyo kooxda Liverpool ee Sadio Mane ayaa ka hadlay kulanka finalka Champions League ay…
Read More » -
Champ' League
“Waxaan ciqaabi doonaa Benzema iyo Real Madrid finalka!” – Halyeey Liverpool ah
(Yurub) 25 Maajo 2022. Halyeeyga reer Spain iyo kooxda Liverpool ee José Enrique, ayaa fariin kulul u diray xiddiga Real…
Read More » -
Horyaallada
Barcelona oo dejisay qiimaha ay ku iibinayso ciyaaryahan ka tirsan safka kooxdeeda
(Barcelona) 25 Maajo 2022. Wargeyska “Sport” ayaa shaaca ka qaaday ayaa sheegay in maamulka Barcelona ay albaabada u furayaan iibinta laacibka…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Arsenal oo heshiis cusub ka saxiixatay xiddigeeda Mohamed Elneny
(London) 25 Maajo 2022. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa heshiis cusub ka saxiixatay xiddigeeda khadka dhexe ee Mohamed Elneny. Arsenal…
Read More » -
England
Tababare Jurgen Klopp oo labo abaal-marin ku garaacay Macallinka ka qaaday horyaalka Premier League ee Pep Guardiola
(Liverpool) 25 Maajo 2022. Macallinka Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa labo abaal-marin ku garaacay Tababarihii kaga guuleystay horyaalka Premier League…
Read More »