Chelsea, Leicester City, Everton & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaarayo horyaalka Premier League

(Yurub) 19 Maajo 2022. Kulammo waa weyn ayaa caawa lagu ballasan. in kulammo waa weyn laga ciyaaro horyaalka ugu xiisaha badan Yurub ee Premier League.

Kooxaha Chelsea iyo Leicester City ayaa isku qaban doona kulan ku tirsan horyaalka Premier League, kaasoo ka qabsoomi doona garoonka Stamford Bridge, halka sidoo kale ay is qaban doonaan kooxaha Everton vs Crystal Palace, Aston Villa vs Burnley.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada la ciyaari doono caawa & saacadaha ay soo geli doonaan xilliga geeska Afrika:-

Premier League – England

9:45 Habeennimo Everton vs Crystal Palace.

10:00 Habeennimo Aston Villa vs Burnley.

10:00 Habeennimo Chelsea vs Leicester City.

FG: Saacadaha aan kor ku xusnay waa xilliga geeska Afrika.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close