Day: May 18, 2022
-
England
Liverpool iyo Man United oo si xooggan ugu dagaalamaya saxiixa xiddig ka tirsan Ajax
(Yurub) 18 May 2022. Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay, Liverpool iyo Manchester United ayaa si xoogan ugu dagaalamaya saxiixa xiddiga…
Read More » -
Champ' League
Miyuu daafaca Real Madrid ee David Alaba diyaar u noqon doonaa Final-ka Champions League?
(Madrid) 18 May 2022. Daafaca Kooxda Real Madrid ee David Alaba ayaa taam u noqon doona kulanka final-ka Champions League…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo qorsheyneysa inay wadahadallo dib ula furto Ousmane Dembele
(London) 18 May 2022. Kooxda kubadda cagta Chelsea ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa qorsheyneysa inay wadahadallo dib ula furto…
Read More » -
England
Laporta oo cadeeyay go’aanka Barcelona ee ku aadan iibinta De Jong & cusbooneysiinta qandaraaska Dembélé
(Barcelona) 18 Maajo 2022. Madaxweynaha Barcelona ee Juan Laporta, ayaa shaaca ka qaaday go’aanka Barca ee iibinta Frenkie de Jong…
Read More » -
England
Pogba oo hal arin ku dooran doona Juventus marka loo fiiriyo Paris Saint-Germain
(Turin) 18 Maajo 2022. Juventus ayaa durba bilawday inay dajiso qoshaheeda xilli ciyaareedka soo socda uu ku howlgalayo tababare Massimiliano Allegri,…
Read More » -
England
Man City oo isku dayeysa inay hesho adeega xiddig ka tisan kooxda Inter Milan
(Manchester) 18 Maajo 2022. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa doonaya inuu xoojiyo safkiisa inta lagu jiro suuqa…
Read More » -
England
“Liverpool waxay soo qaadatay xilli ciyaareed heer sare ah, waxaana sugeynaa hadiyadda Gerrard” – Henderson
(Liverpool) 18 Maajo 2022. Kabtanka kooxda Liverpool ee Jordan Henderson ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii adkayd ee ay…
Read More »