Day: May 17, 2022
-
England
Liverpool oo saddex dhibcood muhiim ah ka soo heshay Southampton oo ay ku booqatay garoonka Saint Mary’s
(Southampton) 17 Maajo 2022. Liverpool ayaa saddexda dhibcood ka soo heshay Southampton oo ay ku booqatay garoonka Saint Mary’s, kaddib markii…
Read More » -
Italy
Kooxda Juventus oo isku diyaarinaysa inay heshiis cusub ka saxiixato Matthijs de Ligt kaddib markii…
(Turin) 17 Maajo 2022. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayso inay heshiis cusub ka saxiixato…
Read More » -
England
Mid ka mid ah xiddigaha Manchester City oo qarka u saaran inuu isaga tago garoonka Etihad, markii loo sheegay inuu koox cusub raadsado
(Manchester) 17 Maajo 2022. Mid ka mid ah xiddigaha khadka dhexe ee kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo…
Read More » -
England
Barcelona oo doonaysa inay Kooxaha Liverpool iyo Chelsea ku garaacdo saxiixa Raphinha
(Barcelona) 17 Maajo 2022. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay doonaysa inay Liverpool iyo Chelsea kaga adkaato tartanka…
Read More » -
England
Ferdinand oo rajo wanaagsan ka muujiyay mustaqbalka Ronaldo ee kooxda Man United
( Manchester) 17 Maajo 2022. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa rajo ka muujiyay suurtagalnimada saaxiibkiisii hore ee Cristiano…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Mikel Arteta kaddib guuldarradii Arsenal ay kala kulantay kooxda Newcastle?
(Newcastle) 17 Maajo 2022. Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa qirtay sida ay u adag tahay in la difaaco qaab…
Read More » -
England
Horudhaca: Southampton vs Liverpool – Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa ee Premier League
(Southampton) 17 Maajo 2022. Kooxda Liverpool ayaa caawa ku booqan doonta naadiga Southampton garoonka Saint Mary’s, si ay u wada ciyaaraan…
Read More »