Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha West Ham iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 15 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Kooxaha West Ham United iyo Man City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Manchester City ayaa isha ku haysa inay lix dhibcood kusii qabato hoggaanka horyaalka Premier League kulanka ay West Ham United ku booqanayaan London Stadium maanta.

West Ham qudheeda ayaa doonaysa dhibco ay ugu dhawaato Manchester United oo ay booska xilli ciyaareedka dambe lagaga qayb galayo Europa League ka saari karaan.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

West Ham XI: Fabianski, Cresswell, Antonio, Dawson, Lanzini, V. Coufal, Zouma, Soucek, Bowen, Rice, Fornals

Subs: Noble, Yarmolenko, Areola, Masuaku, Fredericks, Vlasic, Ben Johnson, A. Král, A. Okoflex

Man City XI: Fernandinho, De Bruyne, Mahrez, Cancelo, Laporte, Ederson, Grealish, Zinchenko, Bernardo, Jesus, Rodri

Subs: Gundogan, Sterling, Ake, Z. Steffen, Foden, C. Palmer, CJ Egan-Riley, Luke Mbete-Tabu, R. Lavia.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close