Day: May 15, 2022
-
Horyaallada
Kooxaha Cadiz iyo Real Madrid oo barbaro ku kala baxay
(Cadiz) 15 Maajo 2022. Kooxaha Cadiz iyo Real Madrid ayaa barbaro ku kala baxay, kaddib markii ay isku mari waayeen barbardhac…
Read More » -
Horyaallada
Getafe oo taako u dhigtay Barcelona oo marti ugu ahayd garoonka Coliseum Alfonso Pérez
(Getafe) 15 Maajo 2022. Getafe ayaa taako u dhigtay Barcelona oo marti ugu ahayd garoonka Coliseum Alfonso Pérez, kaddib markii…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Cadiz iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Cadiz) 15 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Cadiz iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Los Blancos…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Getafe iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Getafe) 15 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Getafe iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Barcelona ayaa isha…
Read More » -
England
Kooxaha West Ham iyo Man City oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka London
(London) 15 Maajo 2022. West Ham United iyo Man City ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka London, kaddib markii ay ku…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha West Ham iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 15 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Kooxaha West Ham United iyo Man City ee horyaalka Premier League ayaa…
Read More » -
Horyaallada
Tababare Xavi oo si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya kulanka Getafe… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)
(Barcelona) 15 Maajo 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulanka ay Getafe kula ciyaari…
Read More » -
Horyaallada
Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Cadiz
(Madrid) 15 Maajo 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka caawa ee…
Read More » -
England
Klopp oo ammaanay ciyaartoydiisa kaddib markii Liverpool ay ku guuleysatay koobka FA Cup
(London) 15 Maajo 2022. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ammaanay ciyaartoydiisa kaddib markii ay ku guulaysteen koobka FA Cup-ka…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Tuchel kaddib guuldarradii ay kala kulmeen Liverpool kulankii xalay ee finalka FA Cup??
(London) 15 Maajo 2022. Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel, ayaa ka hadlay guuldaradii ka soo gaartay finalka FA Cup ee…
Read More »