Day: May 12, 2022
-
Horyaallada
Real Madrid oo NUS DARSAN goolal ah ku xaaqday Levante… (Vinícius oo saddexleey ka kacay)
(Madrid) 12 Maajo 2022. Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabéu si raaxo leh saddexda dhibcood kaga qaadatay Levante, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Tottenham oo guul ka gaartay 10 xiddig oo kooxda Arsenal ah
(London) 12 Maajo 2022. Tottenham Hotspur ayaa guul ka gaartay 10 xiddig oo kooxda Arsenal ah, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
England
RASMI: Cristiano Ronaldo oo ku guuleystay abaal-marinta xiddiga bisha ee horyaalka Premier League… (Yuu ku garaacay abaal-marintan?)
(Manchester) 12 May 2022. Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga bisha April 2022 ugu fiicnaa horyaalka Premier League ee…
Read More » -
England
Fabrizio Romano oo shaaca ka qaaday sheekeeyinkii ugu dambeeyay xiisaha Man United ee Frenkie de Jong
(Manchester) 12 Maajo 2022. Khabiirka suuqa kala iibsiga ciyaartouda ee Fabrizio Romano ayaa shaaca ka qaaday sheekeeyinkii ugu dambeeyay xiisaha…
Read More » -
England
Guardiola oo si xiiso leh u ammaanay saxiixa cusub kooxda Man City ee Haaland
(Manchester) 12 Maajo 2022. Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ammaanay xiddiga reer Norway Erling Haaland, kaasoo imaan doona garoonka…
Read More » -
England
Bayern Munich oo si lama filaan ah ugu soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Pogba
(Munich) 12 Maajo 2022. Bayern Munich ayaa si lama filaan ah ugu biirtay tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe reer…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Kevin De Bruyne kaddib AFARLEEYDII uu ka dhaliyay kooxda Wolves??
(Manchester) 12 Maajo 2022. Xiddiga Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii weyneyd…
Read More » -
England
Real Madrid, Arsenal & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub
(London) 12 Maajo 2022. Kulammo waa weyn ayaa caawa lagu ballasan yahay in la ciyaaro waxaana qeyb ka ah horyaallada waa…
Read More »