Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Wolves iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Wolves) 11 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Kooxaha Wolves iyo Man City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Manchester City ayaa isku dayi doonta inay hoggaankeedii saddexda dhibcood ahaa soo ceshato kulanka ay caawa booqanayso naadiga Wolves oo ay kula soo ciyaarayaan garoonka Molineux.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Wolves XI: José Sá, Chiquinho, Jonny Coady, Boly, Ait-Nouri, Dendoncker, Neves, Moutinho, Jimenez, Neto.

Manchester City XI: Ederson, Cancelo, Fernandinho, Laporte, Zinchenko, Rodrigo, Gundogan, Bernardo, Sterling, De Bruyne, Foden.

 Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close