Day: May 11, 2022
-
Italy
Inter Milan oo ku guuleysatay Coppa Italia kaddib markii ay ka adkaatay Juventus
(Roma) 11 Maajo 2022. Inter Milan ayaa ku guuleysatay Coppa Italia kaddib markii ay kaga adkaatay Juventus 2-4, kulankii finalka ahaa…
Read More » -
England
Man City oo guul ay u qalantay ka soo heshay Wolves… (Kevin De Bruyne oo AFARLEEY ka kacay)
(Wolves) 11 Maajo 2022. Manchester City ayaa saddexda dhibcood ka soo qaadatay kooxda Wolves oo ay booqatay, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
England
Chelsea oo guul kaga soo heshay garoonka Elland Road 10 xiddig oo kooxda Leeds United ah
(Leeds) 11 Maajo 2022. Chelsea ayaa guul ka soo heshay kooxda Leeds United oo ay ku booqatay garoonka Elland Road, kaddib…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Wolves iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Wolves) 11 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Kooxaha Wolves iyo Man City ee horyaalka Premier League ayaa la…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leeds United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Leeds) 11 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Kooxaha Leeds United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la…
Read More » -
England
Klopp oo ka hadlay ku biirista Haaland ee kooxda Man City
(Liverpool) 11 Maajo 2022. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa sheegay in isaga iyo Reds ay nasiib darro ku tahay…
Read More » -
France
Nasser Al-Khelaifi oo dhinac u riday mustaqbalka Kylian Mbappé ee kooxda Paris Saint-Germain
(Madrid) 11 Maajo 2022. Madaxweynaha kooxda Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi ayaa lagu soo waramayaa inuu ka hadlay mustaqbalka weeraryahanka reer…
Read More » -
England
Halyeey kooxda Liverpool ah oo ka digay in la dayaco Sadio Mane
(Liverpool) 11 Maajo 2022. Halyeeyga kooxda Liverpool ee Jamie Redknapp ayaa uga digay maamulka Reds inay dayacaan xiddiga reer Senegal…
Read More » -
Horyaallada
Xavi oo u diray Jamaahiirta Barcelona farriin wanaagsan ee ku aaddan xaaladda Araújo
(Barcelona) 11 Maajo 2022. Tababare Xavi Hernandez ayaa fariin wanaagsan ee ku aadan xaaladda Ronald Araújo u diray Jamaahiirta kooxda…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Klopp kaddib guushii ay Liverpool ka gaartay Aston Villa?
(Liverpool) 11 Maajo 2022. Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ay kooxdiisa ka gaartay…
Read More »