Day: May 9, 2022
-
England
Haaland oo tijaabada caafimaad u maray Man City
(Manchester) 09 Maajo 2022. Xiddiga reer Norway ee Erling Haaland ayaa soo afjaray murankii ka taagnaa mustaqbalkiisa isaga oo dhamaystiray…
Read More » -
England
Cristiano Ronaldo oo sheegay shuruuda kaliya uu kusii joogayo Man United Xilli Ciyaareedka soo socda
(Manchester) 09 Maajo 2022. Weeraryahanka Manchester United ee Cristiano Ronaldo ayaa shuruud muhiim ah ku xiray inuu ogolaado inuu kooxda…
Read More » -
England
Klopp oo jawaab kulul ka bixiyay hadaladii dhawaan ka soo yeeray Guardiola
(Liverpool) 09 Maajo 2022. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ka jawaabay hadaladii Pep Guardiola oo si dadban u weeraray…
Read More » -
England
“Liverpool Taariikh kuma lahan Premier League, koobka horyaalkana gacanteenna ayuu ku jiraa” – Pep Guardiola oo karbaashay Reds
(Manchester) 09 Maajo 2022. Macallinka Kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa si dadban u weeraray naadiga ay ku xafiiltamayaan hanashada…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo heshiis la gaartay Erling Haaland, faah-faahinta heshiiska & Goorta lagu dhawaaqi doono saxiixiisa
(Dortmund) 09 Maajo 2022. Erling Haaland ayaa la warinayaa in saxiixiisa ay ku guuleystay kooxda kubadda cagta Manchester City ee…
Read More » -
England
Arsenal oo bilowday wada xaajoodyo ay ku cusboonaysiinayso heshiiska xiddig muhiim ah
(London) 09 Maajo 2022. Maamulka kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa wada xaajood la furtay xiddiga khadka dhexe reer Masar ee Mohamed…
Read More » -
England
Barcelona oo isha ku haysa inay sameyso saxiixyada dhawr ciyaaryahan, si ay u xoojiso toddobo boos oo safka kooxda ah
(Barcelona) 09 Maajo 2022. Saxafiga caanka ah reer Spain ee Josep Pedrerol ayaa shaaca ka qaaday heshiisyada ay Barcelona doonayso inay…
Read More » -
England
Saddex ka mid ah xiddigaha Man City oo dhaawac ku seegaya garoommada inta ka dhimman xilli ciyaareedka
(Manchester) 09 Maajo 2022. Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay inuu dhammaaday ciyaareedkii saddex ka mid ah xiddigaha…
Read More » -
England
Halyeey kooxda Manchester United ah oo codsi gaar ah u diray Cristiano Ronaldo
(Manchester) 09 Maajo 2022. Halyeey Manchester United ah ayaa fariin gaar ah u diray saaxiibkiisii hore ee Cristiano Ronaldo, wuxuuna ka…
Read More » -
Horyaallada
Sidee ayuu Ancelotti uga hadlay guul daradii Real Madrid kasoo gaartay Atletico Madrid?
(Madrid) 09 Maajo 2022. Tababaraha Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa xaqiijiyay in qaab ciyaareedka kooxda uu ahaa mid wanaagsan qeybtii…
Read More »