Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Leeds United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 08 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Kooxaha Arsenal iyo Leeds United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxaha kubadda cagta Arsenal iyo Leeds United ayaa maanta ku balansan kulan xiiso badan kaasoo ka tirsan horyaalka Premier League xilli ay Gunners hardan adag ugu jirto inay ku dhammeysato booska loogu soo baxo tartanka Champions League.

Kooxda Arsenal ayaa haatan ku jirta kaalinta afaraad ee jadwalka kala sarreynta horyaalka Ingiriiska iyadoo leh 63 dhibcood halka Leeds ay ku jirto kaalinta 17-aad ee kala sarreynta horyaalka iyadoo leh 34 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Arsenal XI:

 

Leeds XI:

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close