Shaxda rasmiga ah kulanka Atlético Madrid iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Madrid) 08 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Madrid iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.
Real Madrid ayaa isha ku haysa inay ku guuleysigeedii horyaalka La Liga ugu dabaaldegto guul ay kasoo gaadho kooxda ay magaalo xifaaltamaan ee Atletico Madrid.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Atletico XI: Vrsaljko, Oblak, Savic, Kondogbia, Koke, Carrasco, Gimenez, Correa, Reinildo, Llorente, Matheus Cunha
Subs: Suarez, Wass, Herrera, Griezmann, B. Lecomte, Felipe, De Paul, Lodi, G. Simeone
Real Madrid XI: Kroos, Casemiro, Nacho, Vazquez, Mariano, Vallejo, Asensio, Militao, A. Lunin, Rodrygo, E. Camavinga
Subs: Modric, Benzema, Courtois, Carvajal, Jovic, F Mendy, Valverde, Vinicius, Luis López
Gool FM.