Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Tottenham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Liverpool) 07 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Kooxaha Liverpool iyo Tottenham Hotspur ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxaha kubadda cagta Liverpool iyo Everton ayaa caawa ku balansan kulanka ugu xiisaha badan kulammada horyaalka Premier League asbuucan iyadoo kooxda martida loo yahay ay raacdo adag ugu jirto hoggaanka horyaalka halka kooxda martida ahna ay loollan xoog leh ugu jirto ka mid noqoshada afarta sare si ay xilli ciyaareedka dambe uga qayb gasho tartanka Champions League.

Reds ayaa haatan booska labaad kaga jira kala sarreynta horyaalka ingiriiska iyadoo leh 82 dhibcood waxayna dhibic ka dambeysaa kooxda hoggaanka heysa ee Manchester City, halka Spurs ay ku jirto kaalinta shanaad ee kala sarreynta horyaalka iyadoo leh 61 dhibcood, waxay iyaduna labo dhibcood ka dambeysaa kooxda booska afaraad ee Arsenal.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Liverpool XI: Henderson, Thiago, Alisson, Salah, Van Dijk, Mane, Fabinho, Robertson, Alexander-Arnold, Konate, L. Díaz

Subs: Milner, Matip, Origi, Joe Gomez, Naby Keita, Tsimikas, Jota, Kelleher, Curtis Jones

Tottenham XI: Lloris, Son, Kane, Hojbjerg, Ben Davies, Dier, Bentancur, Romero, Sessegnon, Kulusevski, Aparecido

Subs: Lucas, Winks, Sanchez, Gollini, Bergwijn, J. Rodon, H. White, Matthew Craig, D. Scarlett

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close