Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brighton iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Brighton and Hove) 07 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brighton & Hove Albion iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey

Kooxaha kubadda cagta Brighton & Hove Albion iyo Manchester United ayaa caawa kulan ka mid ah horyaalka Premier League ku balansan iyadoo ay kooxda Man United dooneyso inay sii wadato guulaheeda horyaalka kaddib markii ay toddobaadkii hore garaacday naadiga Brentford.

Kooxda Brighton ayaa haatan ku jirta kaalinta sagaalaad ee kala sarreynta horyaalka Ingiriiska iyadoo leh 44 dhibcood inkastoo ay 35 kulan ciyaartay halka Red Devils oo ciyaartay 36 kulan ay ku jirto kaalinta lixaad iyadoo leh 58 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Brighton XI:

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close