Day: May 7, 2022
-
Horyaallada
Barcelona oo si dirqi saddexda dhibcood kaga soo heshay Real Betis oo ay booqatay
(Betis) 07 Maajo 2022. Barcelona ayaa si dirqi saddexda dhibcood kaga soo heshay Real Betis oo ay booqatay, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Kooxaha Liverpool iyo Tottenham oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Anfield
(Liverpool) 07 Maajo 2022. Kooxaha Liverpool iyo Tottenham Hotspur ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Anfield, kaddib markii ay ku kala baxeen…
Read More » -
England
Brighton oo garoonkeeda ku bahdishay Manchester United kaddib markii ay ka gaartay guul qurux badan
(Brighton) 07 Maajo 2022. Brighton ayaa garoonkeeda ku bahdishay kooxda Manchester United kaddib markii ay ka gaareen guul qurux badan oo…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Real Betis iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Betis) 07 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Real Betis iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. SAFAFKA…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Tottenham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Liverpool) 07 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Kooxaha Liverpool iyo Tottenham Hotspur ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
Kooxaha Chelsea iyo Wolverhampton oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Stamford Bridge
(London) 07 Maajo 2022. Kooxaha Chelsea iyo Wolverhampton oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Stamford Bridge, kaddib markii ay ku kala baxeen…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brighton iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Brighton and Hove) 07 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brighton & Hove Albion iyo Manchester United ee horyaalka Premier…
Read More » -
Horyaallada
Xiddig ka tirsan kooxda Barcelona oo aaminsan in Karim Benzema uu u qalmo ku guuleysiga Ballon d’Or
(Barcelona) 07 Maajo 2022. Daafaca Kooxda kubadda cagta Barcelona ee Dani Alves ayaa laga hayaa: “Benzema ayaa u qalma ku guuleysiga…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Wolverhampton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 07 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Wolverhampton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda kubadda…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Chelsea oo la iibsaday… (Ka bogo cidda la wareegtay mulkiyadda kooxda Blues, faah-faahinta heshiiska & Guulaha ay gaartay boqortooyadii uu dhisay Roman Abramovic)
(London) 07 Maajo 2022. Maal-qabeenkag lagu magacaabo Todd Boehly ayaa si rasmi ah u noqday milkiilaha kooxda kubadda cagta Chelsea kaddib markii uu…
Read More »