Day: May 6, 2022
-
England
“Qof kasta oo Liverpool ah wuxuu doonayaa inuu wajaho Real Madrid” – Salah
(Liverpool) 06 Maajo 2022. Ciyaaryahanka heerka caalami dalka Masar iyo kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa xaqiijiyay in dhammaan ciyaartoyda Reds…
Read More » -
England
RASMI: Arsenal oo heshiis cusub ku abaal marisay Mikel Arteta
(London) 06 Maajo 2022. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa ku dhawaaqday maanta oo Jimca ah inay qandaraaska u kordhisay tababaraha…
Read More » -
Champ' League
Mourinho oo fariin xamaasad leh u diray tababare Ancelotti & jamaahiirta Real Madrid
(Roma) 06 Maajo 2022. Tababaraha kooxda Roma ee Jose Mourinho ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay u soo bixitaanka Real…
Read More » -
England
Arsenal oo dib u soo cusbooneysiisay xiisaheeda ku aadan Ousmane Dembélé
(London) 06 Maajo 2022. Arsenal ayaa dareenkeeda u jeedisay xiddiga kooxda Barcelona ee Ousmane Dembélé, kaasoo qandaraaskiisa kooxda Catalonia uu dhacayo…
Read More » -
France
Real Madrid oo shaki galisay dalabka khayaaliga ah ee PSG ay ka gudbisay Mbappé
(Madrid) 06 Maajo 2022. Wargeysyada Spain ayaa daaha ka qaaday falcelinta maamulka Real Madrid ee ku saabsan warkii dhawaan soo baxay…
Read More » -
Champ' League
“Real Madrid uma qalanto in ay gaarto finalka Champions League” – Peter Schmeichel
(Madrid) 06 Maajo 2022. Goolhayaha taariikhiga ah xulka qaranka Denmark iyo kooxda Manchester United Peter Schmeichel ayaa sheegay in Real Madrid…
Read More »