Day: May 1, 2022
-
Soomaaliya
CIID WANAAGSAN: Gool FM oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasibadda Ciidul Fitriga
(Muqdisho) 01 Maajo 2022 – Maamulka, qorayaasha, shaqaalaha iyo dhammaanba howl-wadeenka GoolFM.net waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Fitriga u dirayaan dhammaan…
Read More » -
Horyaallada
Barcelona oo garoonkeeda Camp Nou ku garaacday kooxda Mallorca
(Barcelona) 01 Maajo 2022. Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou ku garaacday kooxda Mallorca, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, kulan ka…
Read More » -
England
Arsenal oo guul ka soo heshay Kooxda West Ham oo ay ku booqatay London Stadium
(London) 01 Maajo 2022. Arsenal ayaa guul ka soo heshay Kooxda West Ham oo ay ku booqatay London Stadium, kaddib markii…
Read More » -
England
Everton oo garoonkeeda Goodison Park saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Chelsea
(Liverpool) 01 Maajo 2022. Everton ayaa garoonkeeda Goodison Park saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Chelsea, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Everton iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Liverpool) 01 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Everton iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey Kooxaha…
Read More » -
England
Real Madrid oo si weyn u dooneysa inay dib ula soo saxiixato Cristiano Ronaldo
(Madrid) 01 Maajo 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa si weyn u dooneysa inay dib ula soo wareegto Cristiano Ronaldo…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo aqbalay inuu heshiis cusub u saxiixo Manchester City & Ciyaaryahanka ku qasbay oo la ogaaday
(Manchester) 01 Maajo 2022. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa aqbalay heshiis horudhac ah oo uu kusii…
Read More » -
England
Horudhac: West Ham United vs Arsenal… (Hammers oo soo dhoweyneysa kooxda ay kala kulantay guuldarrooyinka ugu badan Premier League)
(London) 01 Maajo 2022. Kooxaha ka wada dhisan caasimadda Ingiriiska ee London ee kala ah West Ham United iyo Arsenal ayaa…
Read More » -
England
Horudhac: Everton vs Chelsea… (Toffees oo halis ugu jirta inay u laabato horyaalka heerka labaad & Blues oo guuldarro la’aan ah kulammada ay ciyaartay…)
(Liverpool) 01 Maajo 2022. Kooxaha kubadda cagta Everton iyo Chelsea ayaa galabta daaha ka rogaya kulammada horyaalka Premier League ee maanta…
Read More »