Shaxda rasmiga ah kulanka Newcastle United iyo Liverpool oo la shaaciyey… (Klopp oo keydka dhigay Salah & TAA

(Newcastle) 30 Abriil 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Newcastle United iyo Liverpool.

Kulankan oo qeyb ka ah horyaalka Premier League ayaa Macallin Klopp uu keydka dhigay Mohamed Salah iyo Alexander-Arnold, halka ay safka hore ku billowdeen Milner & Keita.

Halkaan hoose ka eeg safafka rasmiga ah ee ay labada kooxood garoonka ku soo galeen:-

Safka hore ee Newcastle United: Dubravka, Krafth, Schar, Burn, Targett, Bruno Guimaraes, Shelvey, Willock, Almiron, Joelinton, Saint-Maximin.

Keydka Newcastle: Dummett, Lascelles, Ritchie, Manquillo, Wood, Murphy, Darlow, Gayle, Longstaff

Safka hore ee Liverpool: Alisson, Gomez, Matip, van Dijk, Robertson, Milner, Henderson, Keita, Jota, Mane, Diaz.

Keydka Liverpool: Fabinho, Konate, Thiago, Salah, Jones, Tsimikas, Kelleher, Alexander-Arnold, Elliott

Garsooraha ciyaarta: Andre Marriner (West Midlands)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close