Day: April 30, 2022
-
England
Man City oo la wareegtay hoggaanka Premier League kaddib markii ay ka soo adkaatay Leeds United
(Leeds) 30 Abriil 2022. Man City ayaa la wareegtay hoggaanka horyaalka Premier League kaddib markii ay ka soo adkaatay Leeds United…
Read More » -
Horyaallada
HAMBALYO: Kooxda Real Madrid oo ku guuleysatay horyaalka La Liga iyadoo kulammo kale harsan yihiin
(Madrid) 30 Abriil 2022. Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabéu guul kaga gaartay kooxda Espanyol, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leeds United iyo Manchester City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Leeds) 30 Abriil 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leeds United iyo Manchester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey…
Read More » -
England
Liverpool oo hoggaanka u qabatay horyaalka Premier League kaddib markii ay saddexda dhibcood ka soo heshay Newcastle
(Newcastle) 30 Abriil 2022. Liverpool ayaa si dirqi ah saddexda dhibcood kaga soo heshay kooxda Newcastle United oo ay ku booqatay…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Real Madrid iyo Espanyol ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Madrid) 30 Abriil 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Real Madrid iyo Espanyol ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Kooxaha kubadda…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Newcastle United iyo Liverpool oo la shaaciyey… (Klopp oo keydka dhigay Salah & TAA
(Newcastle) 30 Abriil 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Newcastle United iyo…
Read More » -
England
Horudhac: Leeds United vs Manchester City… (Kooxda Macallin Pep Guardiola oo wajaheysa imtixaan adag caawa si ay ugu sii dhowaato difaacashada horyaalka EPL)
(Leeds) 30 Abriil 2022. Mid ka mid ah kulammada ugu xiisaha badan ee maanta illaa caawa laga ciyaari doono horyaalka Premier…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Real Madrid vs Espanyol… (Miyey Los Blancos u dabaal dageysaa galabta hanashada horyaalka La Liga xilli Carlo Ancelotti uu markii ugu horreysay ku guuleysan doono horyaalka Spain)
(Madrid) 30 Abriil 2022. Kooxaha kubadda cagta Real Madrid iyo Espanyol ayaa galabta ku dagaallami doona kulan ka tirsan horyaalka La…
Read More » -
England
Horudhac: Newcastle United vs Liverpool… (Waa sidee rikoorka Mohamed Salah ee kulankan xilli Liverpool ay dooneyso inay sameyso rikoor ay hore u dhigtay 1969-kii)
(Newcastle) 30 Abriil 2022. Kooxda qaab ciyaareedka wanaagsan ku jirta ee Newcastle United ayaa kulan ciyaareed ka tirsan horyaalka Premier League…
Read More »