Day: April 29, 2022
-
Horyaallada
Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka RCD Espanyol
(Madrid) 29 Abriil 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka habeen dambe…
Read More » -
England
RASMI: Mohamed Salah oo ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahanka sanadka ee FWA
(Liverpool) 29 Abriil 2022. Mohamed Salah ayaa ku guuleystay abaalmarinta xidigga sanadka ee Ururka Qorayaasha Isboortiga Ingiriiska (Football Writers Association,…
Read More » -
England
Real Madrid oo qorsheeneysa inay u dhaqaaqdo soo xero galinta xiddig dheyman ka ah kooxda Chelsea
(Madrid) 29 Abriil 2022. Sida laga soo xigtay wargeysyada, Real Madrid ayaa noqotay mid ka mid ah kooxaha ugu cad-cad ee…
Read More » -
Horyaallada
Kaddib Mingueza… Barcelona oo ku dhawaaqday in xiddig kale oo ka tirsan kooxda laga helay Korona Fayras
(Barcelona) 29 Abriil 2022. Barcelona ayaa ku dhawaaqday maanta oo Jimco ah in mid ka mid ah ciyaartoydeeda laga helay…
Read More » -
England
Ralf Rangnick oo fariin ku saabsan Cristiano Ronaldo u diray Erik ten Hag
(Manchester) 29 Abriil 2022. Tababaraha ku meel gaarka haata ee Manchester United Ralf Rangnick ayaa fariin ku aadan xiddiga kooxda ee…
Read More » -
England
Halyeeyga John Barnes oo kula taliyay Man United saxiixa xiddig muhiim ah ee ka ciyaara Premier League
(Manchester) 29 Abriil 2022. Halyeyga kooxda kubadda cagta Liverpool ee John Barnes ayaa talo aad u xiiso badan u soo jeediyay…
Read More »