DEG-DEG: Wakiilka Erling Haaland iyo Paul Pogba ee Mino Raiola oo geeriyooday

(Milan) 28 Abriil 2022. Wararka ka imaanaya dalka Taliyaaniga ayaa sheegaya inuu geeriyooday wakiilkii heerka caalami ee Mino Raiola kaasoo muddooyinkii dambe xanuunsanaa.

Raiola ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla magaalada Milan bishii January waxaana uu maray qaliin iyadoo aanan la shaacin nooca xanuunka uu la il darnaa.

Wakiilkan oo ku geeriyooday da’da 54 sano ayaa la shaqeeyay qaar ka mid ah xiddigaha ugu sarreeya kubadda cagta isagoona sidaas ku noqday shakhsiyaadka ugu saameynta heshiisyada kubadda cagta, waxaana xiddigaha uu wakiilka u ahaa ka mid ah Paul Pogba, Erling Haaland, Zlatan Ibrahimovic, Romelu Lukaku, Mario Balotelli, Marco Verratti iyo Henrikh Mkhitaryan.

Diiwaanka xiddigihii uu wakiilka ahaa iyo dalalka ay kasoo jeedaan:

Erling Haaland – Norway

Matthijs de Ligt – Netherlands

Gianluigi Donnarumma – Italy

Paul Pogba     –   France

Marco Verratti    –      Italy

Stefan de Vrij      –    Netherlands

Ryan Gravenberch – Netherlands

Hirving Lozano – Mexico

Moise Kean    –     Italy

Donyell Malen   –      Netherlands

Marcus Thuram – France

Alessio Romagnoli – Italy

Noussair Mazraoui – Morocco

Denzel Dumfries – Netherlands

Andrea Pinamonti – Italy

Calvin Stengs    –     Netherlands

Myron Boadu  – Netherlands

Justin Kluivert – Netherlands

Mitchel Bakker – Netherlands

Walter Benitez  –  Argentina

Owen Wijndal – Netherlands

Henrikh Mkhitaryan – Armenia

Alphonse Areola – France

Pablo Rosario – Netherlands

Luca Pellegrini  – Italy

Brian Brobbey    –    Netherlands

Konstantinos Manolas – Greece

Kenny Tete    –    Netherlands

Mohamed Fares – Algeria

Zlatan Ibrahimovic – Sweden

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close