Day: April 28, 2022
-
England
Kooxaha Man United iyo Chelsea oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Old Trafford
(Manchester) 28 Abriil 2022. Kooxaha Manchester United iyo Chelsea ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Old Trafford, kaddib markii ay ku kala…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 28 Abriil 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey Kulan…
Read More » -
England
RASMI: Liverpool oo heshiis cusub ka saxiixatay macalinkeeda Jürgen Klopp
(Liverpool) 28 Abriil 2022. Liverpool ayaa ku dhawaaqday inay qandaraaska u kordhisay macalinkeeda reer Germany ee Jürgen Klopp, kaasoo saxiixay heshiis…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DEG-DEG: Wakiilka Erling Haaland iyo Paul Pogba ee Mino Raiola oo geeriyooday
(Milan) 28 Abriil 2022. Wararka ka imaanaya dalka Taliyaaniga ayaa sheegaya inuu geeriyooday wakiilkii heerka caalami ee Mino Raiola kaasoo muddooyinkii…
Read More » -
England
Weeraryahan ka ciyaara horyaalka Premier League oo saaxiibadiis u sheegay inuu ku biirayo Kooxda Arsenal
(London) 28 Abriil 2022. Kooxda Arsenal ayaa doonaya ugu yaraan inay la soo wareegto labo weeraryahan oo cusub suuqa xagaaga, maadaama…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo wadahadallo qandaraas kordhin ah la furaysa Tababare Jurgen Klopp… (Imise sano ayuu saxiixi doonaa?)
(Liverpool) 28 Abriil 2022. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa wahadallo heshiis kordhin ah la furaysa tababaraheeda haatan ee Jurgen Klopp, waxaana…
Read More » -
Spain
Barcelona iyo xiddigeeda Ousmane Dembele oo aad ugu dhow inay ku heshiiyaan qandaraas kordhin loo sameynayo laacibka Faransiiska ah… (Maxaa soo kordhay?)
(Barcelona) 28 Abriil 2022. Wakiilka Ousmane Dembele ee Moussa Sissoko ayaa lasoo warinayaa inuu Arbacadii aan kasoo gudubnay u safray magaalada Barcelona…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Feeryahanka heysta suunka WBC heavyweight champion ee Tyson Fury oo ku dhawaaqay inuu ka fariisanayo ciyaarta feerka
(London) 28 Abriil 2022. Feeryahanka heysta suunka WBC heavyweight champion ee Tyson Fury ayaa xaqiijiyay inuu joojiyay isla markaana uu ka…
Read More » -
England
Horudhac: Manchester United vs Chelsea… (Cristiano Ronaldo oo doonaya inuu soo af-jaro abaarta ka heysata kulammada uu Blues kaga hor tagay horyaalka Premier League)
(Manchester) 28 Abriil 2022. Kulan xiiso badan kaasoo ka tirsan horyaalka Premier League ayaa caawa dhex mari doona kooxaha Manchester United…
Read More »