Day: April 12, 2022
-
Champ' League
Real Madrid oo u gudubtay wareega Afarta ee Champions League, inkastoo ay guuldarro kala kulantay Chelsea
(Madrid) 12 Abriil 2022. Real Madrid oo u gudubtay wareega Afarta ee tartanka Champions League inkastoo ay guuldarro 2-3 kala kulantay…
Read More » -
Champ' League
Villarreal oo iska xaadirisay wareega AFARTA ee Champions League kaddib markii ay ka soo gudbeen Bayern Munich
(Bayern) 12 Abriil 2022. Villarreal ayaa iska xaadirisay wareega afar dhammaadka Champions League kaddib markii ay ka soo gudbeen kooxda…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Bayern Munich iyo Villarreal ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Bayern) 12 Abriil 2022. Shaxda rasmiga ah Kooxaha Bayern Munich iyo Villarreal ee lugta labaad wareegga siddeed-dhammaadka tartanka Champions League…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Chelsea ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Madrid) 12 Abriil 2022. Shaxda rasmiga ah Kooxaha Real Madrid iyo Chelsea ee lugta labaad wareegga siddeed-dhammaadka tartanka Champions League…
Read More » -
France
Paris Saint-Germain oo la iibinayo & Nasser Al-Khelaifi oo ka quustay mashruucii kooxda reer France
(Paris) 12 Abriil 2022. Mashruucii kooxda reer France ee Paris Saint-Germain ayaa burburay iyadoo ay hoos u dhacday lahaanshaha Qatar,…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo todobaadka soo socda ku dhawaaqaysa Tababaraheeda cusub
(Manchester) 12 Abriil 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la filayaa inay diyaar u tahay inay xaqiijiso in Tababaraha…
Read More » -
Champ' League
SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Kooxaha Real Madrid iyo Chelsea ka hor kulankooda caawa ee Champions League… (Yaa xiddigaha ugu badan ku leh?)
(Madrid) 12 Abriil 2022. Kooxaha Real Madrid iyo Chelsea ayaa caawa garoonkooda Bernabeu ku wada ciyaari doono kulanka lugta labaad…
Read More » -
Champ' League
Horudhac: Bayern Munich vs Villarreal… (Munich oo markaan rabta inay ka soo laabato guuldarradii ku soo gaartay dalka Spain)
(Munich) 12 Abriil 2022. Kaddib markii ay heleen mid ka mid ah natiijooyinka lama ilaawaanka ahaa taariikhdooda dhow kulankii lugta…
Read More » -
Champ' League
Horudhac: Real Madrid vs Chelsea… (Kulanka go’aamin doona caawa kooxda gaaraysa afar dhammaadka Champions League)
(Madrid) 12 Abriil 2022. Iyadoo raadineysa inay soo laabasho cajiib ah ka sameyso xilli ciyaareedkan Champions League, Kooxda Chelsea ayaa booqanaysa…
Read More »