Day: April 2, 2022
-
England
Kooxaha Manchester United iyo Leicester City oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Old Trafford
(Manchester) 02 Abriil 2022. Kooxaha Manchester United iyo Leicester City ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Old Trafford, kaddib markii ay ku…
Read More » -
Horyaallada
Real Madrid oo guul ka soo heshay kooxda Celta Vigo oo ay booqatay garoonka Estadio de Balaídos
(Vigo) 02 Abriil 2022. Real Madrid ayaa guul ka soo heshay kooxda Celta Vigo oo ay booqatay garoonka Estadio de…
Read More » -
England
Man City oo dib ugu soo laabatay hoggaanka horyaalka Premier League kaddib markii ay guul ka soo heshay kooxda Burnley
(Burnley) 02 Abriil 2022. Manchester City ayaa dib ugu soo laabatay hoggaanka horyaalka Premier League kaddib markii ay guul ka soo…
Read More » -
England
Brentford oo guul weyn soo laabasho ah ka soo gaartay Chelsea oo ay ku booqatay Stamford Bridge
(London) 02 Abriil 2022. Kooxda Brentford ayaa saddexda dhibcood ka soo qaadatay Chelsea oo ay ku booqatay garoonka Stamford Bridge, kaddib…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Leicester City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 02 Abriil 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Leicester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Celta Vigo vs Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Vigo) 02 Abriil 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Celta Vigo vs Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Real…
Read More » -
England
Liverpool oo hoggaanka u qabatay horyaalka Premier League kaddib markii ay ka adkaatay Watford oo marti ugu ahayd garoonka Anfield
(Liverpool) 02 Abriil 2022. Liverpool ayaa si ku meelgaar ah hoggaanka ugu qabatay horyaalka Premier League kaddib markii ay kaga…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Burnley iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Burnley) 02 Abriil 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Burnley iyo Manchester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Brentford ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 02 Abriil 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Brentford ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Cristiano Ronaldo oo laga waayey liiska xiddigaha Manchester United ee caawa la ciyaaraya Kooxda Leicester City
(Manchester) 02 Abriil 2022. Kabtanka xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa laga waayey oo ka maqan liiska xiddigaha Manchester United…
Read More »