Day: March 30, 2022
-
England
Barcelona oo sare u qaadday dalabka ay ku dooneyso saxiixa xiddiga Leeds United ee Raphinha
(Barcelon) 30 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa wali dadaal ugu jirta inay gacanta kusoo dhigto saaxiixa laacibka garabka uga…
Read More » -
England
Liverpool iyo Real Madrid oo baadi goobaya xiddig khadka dhexe uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund kaasoo lagu qiimeeyo 100 milyan oo euro
(Liverpool) 30 Maarso 2022. Kooxaha kubadda cagta Liverpool iyo Real Madrid ayaa si weyn u baacsanaya xiddiga khadka dhexe uga ciyaara…
Read More » -
Spain
Barcelona oo dib wada-hadallo ula bilaabeysa xiddigeeda Ousmane Dembele… (Waa sidee rajada doorkan?)
(Barcelona) 30 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa lasoo warinayaa inay diyaarineyso wada-xaajood heshiis kordhineed oo ay la yeelaneyso laacibkeeda…
Read More » -
England
Sidee ayay Chelsea qandaraaska ugu kordhisay kabtankeeda Cesar Azpilicueta iyadoo ka ganaaxan inay heshiis rasmi ah gasho?
(London) 30 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa qandaraaska u kordhisay xiddigeeda difaaca ka ciyaara ee Cesar Apilicueta xilli kooxdan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kolo Toure oo sharraxay caqabadaha ay ciyaartoyda kubadda cagta la kulmaan marka ay soomman yihiin, muhiimadda ay u leedahay bisha Ramadaan iyo ficilkii EPL ee ku aaddanaa Wasley Fofana
(Leicester) 30 Maarso 2022. Kolo Toure oo haatan ka mid ah shaqaalaha tababarka ee kooxda kubadda cagta Leicester City ayaa wargeyska…
Read More »