Day: March 29, 2022
-
Wararka
Portugal iyo Poland oo iska xaadiriyay Koobka Adduunka kaddib markii ay garaaceen xulalka North Macedonia & Sweden
(Yurub) 29 Maarso 2022. Xulka Portugal ayaa u gudbay koobka adduunka kaddib markii ay ku garaaceen dhigooda North Macedonia 2-0, ciyaar…
Read More » -
Afrika
Xulka Senegal oo u soo baxday Koobka Adduunka kaddib markii ay ka adkaadeen Egypt
(Senegal) 29 Maarso 2022. Xulka Senegal ayaa iska xaadiriyay koobka adduunka ee sanadkan 2022 kaddib markii ay rigoorooyin 3-1 ah…
Read More » -
Ameerika
Tababare Erik ten Hag oo doonaya inuu xiddig Brazilian ah u soo kaxaysto Old Trafford haddii loo magacaabo Macallinka Man United… (Booskee ayuu ka ciyaaraa laacibkan?)
(Manchester) 29 Mar 2022. Erik ten Hag ayaa doonaya inuu xiddiga garabka uga ciyaara Ajax ee Antony u soo kaxaysto…
Read More » -
Italy
Juventus oo baadi-goob ugu jirta xiddig ka tirsan naadiga Real Madrid si uu baddel ugu noqdo Paulo Dybala
(Turin) 29 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa suuqa xagaagan ka baadi-goobeysa xiddiga weerarka ka ciyaara kaasoo ay baddel kaga…
Read More » -
England
Mid ka mid ah xiddigaha Manchester City oo dhaawac looga soo reebay xulka qaranka England & Xaaladda dhaawacyada Citizens oo sii darsatay
(England) 29 Maarso 2022. Xulka qaranka dalka England ayaa shaaciyay in safka xulka laga reebay xiddiga kooxda kubadda cagta Manchester City…
Read More » -
England
Manchester United oo qorsheyneysa inay wada-hadallo heshiis kordhin ah la furato labo ka mid ah xiddigaheeda oo uu ku jiro Rashford
(Manchester) 29 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa lasoo warinayaa inay qorsheyneyso inay wada-hadallo heshiis kordhineed la furato xiddigaheeda…
Read More » -
Wararka
Potugal vs North Macedonia, Poland vs Sweden… (Labo ka mid ah xulalka qaaradda Yurub oo caawa iska xaadirin doona Koobka Adduunka”
(Yurub) 29 Maarso 2022. Waxaa caawa la ciyaari doonaa labo ka mid ah kulammada bug-baxa ee loogu soo baxayo ka…
Read More »