Day: March 26, 2022
-
England
Halyeey reer Holland ah oo ugu baaqay Ten Hag inuu Ronaldo ka diro Manchester United
(Manchester) 26 Mar 2022. Halyeeyga reer Holland ee René van der Gijp ayaa ka codsaday tababaraha ay isku wadanka ka soo…
Read More » -
England
RASMI: Cristiano Ronaldo oo ku guuleystay abaal-marinta xiddiga bisha Maarso ugu fiicnaa Kooxda Manchester United… (Yuu ku garaacay?)
(Manchester) 26 Mar 2022. Weeraryahanka reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa bishan gabagabada ah…
Read More » -
England
Leeds United oo ka jawaabtay dalabkii ugu horreeyay ee ay kooxda Barcelona ka gudbisay Raphinha
(Leeds) 26 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa dalabkii ugu horreeyay ka gudbisay xiddiga garabka uga ciyaara naadiga Leeds United…
Read More » -
England
Manchester United oo ku biirtay loollanka loogu jiro saxiixa xiddiga PSG ee Marco Verratti
(Manchester) 26 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa lasoo warinayaa inay kusoo biirtay raacdada loogu jiro saxiixa xiddiga khadka…
Read More » -
France
Lionel Messi oo ka hadlay qorshahiisa kubadda cagta kaddib Koobka Adduunka ee 2022
(Paris) 26 Maarso 2022. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Lionel Messi ayaa tilmaamay inuu wax badan dib uga fikiri…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo xaqiijisay inuu laacibkeeda Eden Hazard mari doono qaliin looga saarayo…
(Madrid) 26 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xaqiijisay in laacibkeeda garabka ka ciyaara ee Eden Hazard uu mari…
Read More » -
Spain
“Ciyaartoy badan ayaa doonaya inay nagu soo biiraan, balse ma sameyn doono saxiix halis ku ah dhaqaalaha iyo falsafadda kooxda” – Madaxweynaha Barcelona ee Joan Laporta
(Barcelona) 26 Maarso 2022. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Joan Laporta ayaa taageerayaasha naadigiisa u sheegay inaysan kooxdu sameyn doonin…
Read More »