Day: March 20, 2022
-
Horyaallada
Barcelona oo guul ay u qalantay ka soo heshay kooxda Real Madrid oo ay ku booqatay garoonka Santiago Bernabéu
(Madrid) 20 Maarso 2022. Barcelona ayaa guul ay u qalantay ka soo heshay kooxda Real Madrid oo ay ku booqatay…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka adag El Clasico ee Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Madrid) 20 Maarso 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka adag El Clasico ee Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ee horyaalka La Liga…
Read More » -
England
Kaddib 10 sano oo uu joogay Chelsea, Cesar Azpilicueta oo heshiis la gaaray kuna biiraya kooxda Barcelona
(London) 20 Mar 2022. Kabtanka Kooxda Chelsea ee Cesar Azpilicueta ayaa la soo warinayaa inuu heshiis la gaaray Barcelona, isla…
Read More » -
France
Macallin Xavi Hernandez oo ka hadlay go’aanka Barcelona kaga aaddan soo laabashada Lionel Messi
(Barcelona) 20 Maarso 2022. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa qiray inay albaabada kooxdiisa u furan yihiin Lionel…
Read More » -
England
Manchester City oo qorsheyneysa inay qandaraaska u kordhiso mid ka mid ah xiddigaheeda ugu muhiimsan khadka dhexe
(Manchester) 20 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa dooneysa inay qandaraaska u kordhiso xiddigeeda khadka dhexe ee Rodri…
Read More » -
England
Juventus oo Chelsea usoo bandhigtay heshiis kala baddelasho ah oo ay ku dooneyso saxiixa Jorginho
(Turin) 20 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa lasoo warinayaa inay xiiseyneyso saxiixa xiddiga naadiga Chelsea khadka dhexe kaga ciyaara…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Real Madrid vs Barcelona… (Los Blancos oo dhowaanahan LIXLE ku heysata Blaugrana & Barca oo dooneysa inay soo af-jarto guuldarrooyinka El Clasico)
(Madrid) 20 Maarso 2022. Kooxaha kubadda cagta Real Madrid iyo Barcelona ayaa caawa ku dagaallami doona kulanka ugu xiisaha badan horyaalka…
Read More »