Day: March 16, 2022
-
England
Liverpool oo saddexda dhibcood kaga soo qaadatay Arsenal garoonkeeda Emirates
(London) 16 Maarso 2022. Liverpool ayaa saddexda dhibcood kaga soo qaadatay Arsenal garoonkeeda Emirates, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-2,…
Read More » -
Champ' League
Kooxaha Chelsea iyo Villarreal oo gudbay wareega siddeed dhammaadka ee tartanka Champions League
(Yurub) 16 Maarso 2022. Chelsea ayaa iska xaadirisay wareega siddeeda ee tartanka Champions League kaddib markii ay kooxda Lille kaga soo…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 16 Maarso 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxaha kubadda…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Lille iyo Chelsea ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Yurub) 16 Maarso 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Lille iyo Chelsea ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Chelsea…
Read More » -
Champ' League
Kaddib markii xalay Man United laga cirib tiray Champions League, Paul Parker oo weerar ku qaaday Pogba
(Manchester) 16 Mar 2022. Xiddigii hore kooxda Manchester United ee Paul Parker ayaa sheegay in Paul Pogba uu si lama filaan…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo si lama filaan ah ugu dhaqaaqeysa saxiixa Neymar Jr
(Manchester) 16 Mar 2022. Manchester City ayaa lagu soo warramayaa inay isku dayi karto inay si lama filaan ah ula…
Read More » -
England
Saddex ka mid ah Kooxaha waa weyn ee horyaalka Premier League oo indhaha la raacaya da’yarka Barcelona ee Gavi
(Yurub) 16 Mar 2022. Saddexda kooxood ee ka dheela horyaalka Premier League ee Manchester United, Liverpool iyo Chelsea ayaa ka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Barcelona oo ku dhawaaqday heshiiska maal-gelineed ee shirkadda Spotify… (Magaca Camp Nou oo la beddelayo oo qayb ka ah qodobbada muhiimka ah ee heshiiska)
(Barcelona) 16 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa heshiis waqti-dheer la gashay shirkadda internet-ka ku baahisa muusigga ee Spotify iyadoo…
Read More » -
England
Mid ka mid ah kooxaha LIXDA waaweyn ee Premier League oo dooneysa inay si la yaab leh ugu dhaqaaqdo saxiixa Eden Hazard
(England) 16 Maarso 2022. Xiddiga kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Eden Hazard ayaa xiiso badan ka helaya kooxo dhowr ah…
Read More » -
France
Paris Saint-Germain oo u bandhigtay naadiga Barcelona inay dib u iibsato xiddigan
(Barcelona) 16 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa dhiggeeda Barcelona u bandhigtay fursad ay dib ugula saxiixan karto laacibka…
Read More »