Day: March 12, 2022
-
England
ManUnited oo garoonkeeda Old Trafford guul kaga gaartay Tottenham xilli uu saddexleey dhaliyay Cristiano Ronaldo
(Manchester) 12 Maarso 2022. Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Tottenham Hotspur, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
Horyaallada
Tababare Xavi oo si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya kulanka Osasuna ee horyaalka La Liga
(Barcelona) 12 Maarso 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulanka ay Osasuna kula…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United vs Tottenham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 12 Maarso 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United vs Tottenham Hotspur ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
Liverpool oo guul ay u qalantay ka soo heshay kooxda Brighton & Hove Albion oo ay booqatay
(Brighton) 12 Maarso 2022. Liverpool ayaa guul ay u qalantay ka soo heshay kooxda Brighton & Hove Albion oo ay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brighton iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Brighton) 12 Maarso 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brighton & Hove Albion iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Roman Abramovic oo dowladda Ingiriiska kala heshiiyay inuu iibiyo Chelsea… (Muddada loo qabtay, lacagaha heshiiska iibinta oo Ukraine la geyn doono & Qodobbada muhiimka ah ee heshiiska)
(London) 12 Maarso 2022. Boqortooyada Ingiriiska ayaa khamiistii ku dhawaaqay inay xayirtay dhammaan hantida dalka Ingiriiska ka taalla bilyaneerka Ruushka ah…
Read More » -
Champ' League
Majaladda France Football oo isbaddel weyn ku sameysay qaabkii ay u bixin jirtay abaal-marinta Ballon d’Or…(Waxyaabaha la qiimeyn doono & Cidda dooraneysa oo ka mid ah afarta isbaddel ee waaweyn ee la sameeyay)
(Paris) 12 Maarso 2022. Majaladda France Footbal ee bixisa abaal-marinta Ballon d’Or ayaa is baddel weyn ku sameysay bixinta abaal-marinteeda iyadoo…
Read More » -
England
Horudhac: Manchester United vs Tottenham Hotspur… (CR7 oo soo laabtay, Red Devils oo taariikh cusub u dhigi karta EPL & Kane oo barbarreyn kara rikoor u yaalla Rooney)
(Manchester) 12 Maarso 2022. Kulanka ugu xiisaha badan horyaalka Premier League asbuucan ayaa caawa dhex maraya kooxaha Manchester United iyo Tottenham…
Read More » -
England
Horudhac: Brighton & Hove Albion vs Liverpool… (Brighton oo guuldarro la’aan marka ay horyaalka la ciyaareyso naadiga Liverpool saddexdii…)
(Brighton and Hove) 12 Maarso 2022. Kooxaha kubadda cagta Brighton & Hove Albion iyo Liverpool ayaa maanta kulanka ugu soo horreeya ee…
Read More »